Tuesday, August 9, 2016

Waa Kuma Wadanka Ugu Ciidanka Badan Aduunka!!!

dunida ayaa maanta ku tartameysa dhinacya kala duwan kuwaas oo ay kamid yihiin, dublumaasiyada , culuumta noocyadeeda kalla duwan iyo aboodaha ciidan iyo agabka militeri ee uu wadankasta leeyahay, ayadoo dhanka kale qiimeen la sameeyay dhawaantan lagu ogaaday in wadanka ugu ciidanka badan uu yahay dalka Shiinaha oo ciidankiisu ay gaarayaan 2,000,000.

tiradaas ayaa markii la eego waxaa ay kabadan tahay wadama badan tira ahaan dadka ku nool kuwaas oo ay ciidanka dalka Shiinaha ay kabadanyihiin.

banner
Previous Post
Next Post

0 comments: