Haweey neey gabadheeyda hadiyad ahaan u sii say saxiibkeda hore !
in
Home
on 7:02:00 AM
" Wiil iyo gabar ayaa is jeclaa, jacayl aad u wayn ayaana dhex maray. markii uu muddo socday jacaylkoodii oo in ay soo gabagabeeyaan oo ay is guursadaan ku ballameen, ayaa dagaalo iyo fowdo Dalka ka bilawdeen, waana la kala qaxay. Wiilkii inanta jeclaa baa dalka ka qaxay. Gabadhiina Dalka ayay ku hartay, waana la guursaday xaas ayayna noqotay oo caruur badan ayay dhashay. Muddo labaatan sano markii ay ka soo wareegtay, ayaa waxaa si lama filaan ah isku helay Wiilkii marka hore gabadha jeclaa iyo gabadhii oo marwo caruur badan haysata ah, oo waliba ay Inan wayn [ qaangaar ahi ] ay ugu wayntahay caruuteeda.
Hadaba maadaama marwadani [ Ex Jacaylkii wiilka ] uu ahaa ninkan Jacaylkeedii beri hore oo nafta ka dhaxaysay; ayaa waxa ay ugu ABAAL MARISEY gabadheeda curadda ah, oo waa ay siisay, sidaa ayuuna ku guursaday, maadaama ay iyadu tahay marwo hadda la qabo.
Wiilka waxaa la yiraahdaa Maxamed, Jacaylkiisa Ex, balse hadda Sodohdiisa ahna waxaa la yiraahdaa Fahmo waxa ayna hadda dagantahay degmada shangaani ee gobolka Banaadir".

0 comments: