Tuesday, August 9, 2016

Siddee Ayuu Wax U Maqlaa Maska!!!!






sidda aan wada ognahay waxaa dhacda in mararka qaar ay culumada cilmmi baarista sameeya ay soo bandhigaan arima la'yaab leh, waxaa dhawaan baaris lasameeyay lagu ogaaday in maska uu wax u maqlo qaabka Waves ah (waa qaabka ay ku shaqeeyaan Radios ka ama Wireless yada)
banner
Latest
Next Post

0 comments: