Sunday, August 7, 2016

Ma ku fakirtay inaa online wax ku barato?




saxiibayaal soo dhawada ,hubaal inaa daneey neesan inaa online wax ku barataan waliba
si bilash ama free ah ah adigo xulanaaya Couress aad rabto

kani waa https://alison.com/   aniga ka aflaxay waxaa rajeen inuu bahidaada dabooli doono
  hadu alla idmo


kan nah waa  https://www.coursera.org/ isagana waxaan rajeyn inaaa wax badan ka heli doon taan
way jiraaan ila kale oo free online ah lkn waxay ila tahay in ay idin ku filan yihiin ku wani
Noqo qof cilmiga la saxiib ah





banner
Previous Post
Next Post

0 comments: